Gudoomiyaha Hay-adda Udiyargarowga Aafooyinka iyo kaydka Raashinka Qaranka Somaliland Ayaa Warbixiyey xaalada ABaareed Ee Dalka Ka taagan.

(Toggaherer)-Gudoomiyaha Hay-adda Aafooyinka iyo kaydka Raashinka Qaranka Somaliland Ayaa Warbixiyey xaalada ABaareed Ee Dalka Ka taagan.

Gudoomiyaha hay-adda udirgarowga Aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka somaliland ayaa faahfaahiyey xaalada abaareed ee wadanka ka taagan ,waxaanu farta ku fiiqay in gobolada xeebaha dalka ku yaala ay ugu daran yihiin ,oo ay dadka ku nooli abaartu si xoogan u saamaysay.

HalkaniĀ  Hoose ka dhagayso:

Daawo Muuqaalada mudanayaasha guddida Jogtada Golaha Guurtida Somaliland iyo masuuliyiinta Hay-adda kaydka raashinka Qaranka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso