Daawo: Nuxurka Kulan Ay Wada Yeesheen Agaasime Waxaadyada Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Wasiir Xasan Gaafaadhi

Hargeisa (togaherer)Kulan Balaadhan Oo Ay Wada Qaateen Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Horumarinta kaluumaysiga Somaliland Mudane Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Iyo Agaasimayaasha Waaxaha Wasaarada Ayaa Lagu Lafa Guray Isla Markaasina Lagu Qaadaa Dhigay Sidii Kor Loogu Qaadi lahaa Isla Markaasina Loo Tayaynlahaa Qaab Shaqeedka Ay Waax Waliba Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Uga Wakiil Tahay .

Waxana Nuxurka Kulanku Daarnaa Sidii markaasi La Isula Jaanqaadi Lahaa Qaabsheqeedka u Qorshaysan Wasaarada Wakhtigan lagu gudo jiro , mustaqbalka Iyo Wixii Lasoo Qabtay Sidii Loo Qabyo Tiri Lahaa , Kulankan Oo Waax Walba Oo Wasaarada ka Tirsan Lagu Faray Inay Sii Laban Laabto Shaqooyinka Horyaala Wakhtigan .

Advertisement

Ku Xayeysiiso