Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo shaaciyey in uu iska casilay xilkii uu ka hayey dowlada goboleedka Galmudug.
Mudane C/kariin Xuseen Guleed ayaa lagu sheegay sababta uu xilka iska casilay in uu xanuunsanayay sidaa awgeed waxa uu go’aanday in uu iska casilo xilka uu u haayey shacabka reer Galmudug.
Qoraalka Cabdikariim oo PDF ah Lingaxa Hoose ka Akhriso