Kumanaan mudaharaadayaal ah oo dhigaya Isu Soo Bax ka dhan ah Cunsuriyadda Dalka Austria

Kumanaan mudaaharaadayaal ayaa isugu soo baxay magaalada Vienna ayaa cambaareeyay xukuumadda uu hoggaaminayo Chancellor Sebastian Kurtz, oo ah hoggaamiyaha xisbiga dadwaynaha ee xisbiga Konserfatifka, kaas oo ay u arkaan mid ka soo horjeeda waxa ay u arkeen kor u qaadista takoorka iyo cunsuriyadda ee Austria.

Ka qaybgalayaashu waxay yidhaahdeen: “Siyaasada dawladdu waxay u adeegsanayaan ajnabigaa dhibaatooyinka bulsheed ee jira.”

Doorashadii sannadkii hore, Kurtz ayaa ballan-qaaday in uu xakamaynayo xudduudaha dalka ka dib markii dhibaatooyinka socdaalka ee u dhexeeya 2015 iyo 2016 ay keentay in ka badan 150,000 oo magangalyo-doon ahi galaan dalkaasi oo tirada Dadkiisu dhan yihiin 8.7 milyan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso