Saxafiga iyo Qoraaga reer France Jean-Dominique Marchih ayaa sheegay in Islaamnimadu Tahay sababta kaliya ee ka danbeeysa diidma reer Yurub, gaar ahaan diidmada Faransiis ee ka mid noqoshada Turkey Midowga Yurub.
Hadalkan ayaa Saxafigani u sheegay Wargeyska Anatolia, wariyahan Faransiiska ah ayaa tilmaamay in jiritaanka nacaybka ku waajahan dalka Turkiga ee dalkiisa ayaa yidhi “Sababta kaliya ee fashilka xubinimada Turkey ee Midowga Yurub ayaa ah keliya dowlad Islaami ah, sidaa daraadeed waxa ay ku gacansaydheen reer Yurub, gaar ahaan Faransiiska.”
Waxa uu hadalkiisa raaciyay: “booska Turkey ee dowlad weyn oo Muslim ah waa sababta kaliya ee weyn kana danbeeysa diidmada, wax alla wixii dood ah loo isticmaalo, iyo kuwa hoos ku eedeeyay kaashaneysa cadowga yihiin, Turkey meel kalama qabsan karto nidaamka Midowga Yurub.”