Gobol Shiinaha ka tirsan oo Mamnuucay ku qorista ereyga Carabida ah ee Halal Alaabooyinka!!!


Masuuliyiinta maxalliga ee waqooyi-galbeed ee China ayaa mamnuucay qoraallada Carabiga ah ee ku saabsan alaabta lau Qoro Halal, sida ay sheegtay Global Times.

Mas’uuliyiinta gobolka Ningxia ee ku yaala dalka Shiinaha ayaa soo saaray go’aanka lagu baddalayo calaamadaha Carabiga ah ee ku qoran cuntooyinka halal ah,Dadka degan magaalooyinka Uchong iyo Wenchuan ayaa sheegay in maamulka degaanka ay u shegeen maqaayadaha iyo dukaamada ay ku qoran tahay luqada carabida ahi ee Halal ah waa in lagu qoraa hieroglyphics iyo palpine (oo keliya Laatiinka).

Milkiilayaasha dukaamada yaryar iyo kuwa waawayn ayaa la waydiiyay inay ka saaraan alaabta ay u qoran tahay halal ee ku qoran Carabi, laga bilaabo imikana lagu qoro laguna badalo qoraallada cusub ee Shiinaha.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso