Waa Gobolkee Gobolka Goblanka ah missaaniyada 2018 somaliland . Qalinkii . maxamed warsame caynaan
somaliland wax yaabaha ay aad ka uga cabato waxa ka mid ah ama ugu muhiimsan ee markasta la soo cel celiyaa waa cadaalad daro ay ka sheeganayaan dawladii siyaad bare ilaa maanta qof kasta oo ka mid ah beesha dhexe waxa ay ka hadlaan waa cadaalad adro.
Hadaba akhriiste waxa is waydiin mudan waamaxay sababta iyaga cadaalad looga la, yahay ee ay u cadaysanayaan cadalad adrada waliba ma aha mid la qarsanayo waxa laga ga faanayaa midhiyaha
Wasiiradii umada in ay u dhaxeeeyaaan loogu talo galay sababta loo doortayna ay tahay cadaalad ayaa idaacadaha kaga faanaya waxan miisaaniyada ka reebay oo aanan waxba ugu darain gobolka awdal ma jiray wasir iga horeeyay oo sidaa yeelay sidaasi ayaa la yeelaa ama waa la iska aamausaa .
Akhriste waxad ila eegtaa miisaaniyada sanadka cusub ama 2018 waa missaniyadii ugu cadaalad darada badnayd waligay in taan jiray ma aan arag cadaalad daro ka wayn cadaalad darada noocaas ah akhriste bal ila hubi oo dhagayso warbixinta wasiirka maaliyadu uu ka hor akhriyayo .
1 hadaad eegto waxa ugu jira gobolka martoodi jeex. 7. todoba mashruuc
- Gobolka saaxil waxa ugu jira miisaaniyada 5 mashruuc oo horu marina ah
3.Gobolka togdheer waxa ugu jira 6 lix mashruuc oo horo marin ah
- Gobolka sanaag waxa ugu jira 3 sadex mashruuc oo horu marin ah
5 Gobolka sool Waxa ugu jira 1 hal mashruuc oo horu marin ah
- Gobolka Awdal waxba uguma jiraan isaga gobolkaa cashuurta uunbaa laga qaadaa wax ugu jiraa haba yaraa tee maba jirto .
Waa ayo cida uu isku halaynayo wasiirka maaliyadu? waxa uu isku halaynayaa ( Golaha baarlamaanka ee ka kooban beesha kali wax kasta oo la horgeeyana in dha la,aanta ku an sixinaya) ma cadaalad daro intaaka wayn ayaa jirta waii geed miyaad arag teen miisaaniyad Goboldhan aan waxba loogudarin oo cashurta uun laga qaadanayo.
Hadaba akhriste waxa intaa aan soo sheegnay ka sii daran xagay mareen xubnihii baarlamaanka kaga jiray G/Awdal hal halka xildhibaanada kale ay ka waydiinayeen maxaa kaga jira gobolkayaga ma jirin xidhibaan ka mid ah xildhibaanada awdal ka mid ah oo su aal ka waydiiyay miyaanay ahayn xidhibaano matala gobolka awdal mise dhalasho kale ayay qaateen oo maba matalaan Gobolka jawaabtaa waxalooga fadhiyaa xildhibaanadii iyo wasiiradii ka soo jeeday gobolka awdal .
Dawlada somaliland waxa looga fadhiyaa sababta looga reebay miisaaniyada gobolkaa awdal ma cadaaawadbaa ma garasho la,aan baa ma dagaalbaa waa looga fadhiyaa .
Waa Gobolkee Gobolka Goblanka ah missaaniyada 2018 somaliland . Qalinkii . maxamed warsame caynaan