Halkasi Oo Biyo La’aan Baahsan Laga Soo Sheegay Waxaan Deeqdani Bixiyey Gudida Abaraha Ee Somaliland .
Biyahan Ayaa La Rajaynaya In Ay Wax Ka tari Doonana Baahida Biyaha ,
Iydo Hore Qaar Ka Mida ah Deganada konfurta Hargeysa Ururkani Sahan Barwaaqo U Diray Deeq Isugu Jirta Rashin Iyo Biyo Waxaan Deeqdasi Ugu Danbaysay 14 Boyadood Tododbadkii Aanu ka Soo Gudbunaya Ay U Direen Qaar Ka Mid Ah Deganada Aadka U Samaysay Abaartu .
Ururka Sahan Barwaaqo Ayaa Geed Dheer Iyo Mid Gaabanba U Koray Sidii Wax Ugu Qabanlaha Dadka Abaaruhu Sida Weyn U Samayeen Ee Dagan Deganada Konfurta Magalada Hargeysa