Aqalka Cad oo ka fikiraya in lagu soo rogo Cunaqabatayn dheeraad ah Moscow Mustaqablka Dhaw!!!


Aqalka Cad ayaa sheegay in ay ka fikireyaan in lagu soo rogo cunaqabatayn dheeraad ah oo ku aaddan Ruushka kuna saabsan weerarkii kiimikada ahaa ee lagu qaaday magaalada Siiriya ee Douma.

Sida laga soo xigtay war-murtiyeed ay soo saareen aqalka cad, go’aanka Cunaqabataynta dheeraadka ah ee Russia ayaa la qaadi doonaa “mustaqbalka dhaw.”

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso