Waxaa Mahadnaq-Iyo ugaaryeelid mudan Eebeheen ,sareeyeee inoo suurta geliyaay inaan Awood ,Karti Wakhti u helno Qoraalkan oo hadaan alle saamixin,Inana siin Caqli garsheed aynaan waxba Qori karneen waxa Akhriyikarneen Marlabaadkana waxaa Aaman Mudan Akhristayaasha Gaar ahaan Kuwa QaderiyaMaamusa Ildheer ule Qaraaladaydan Taxanahaa.
Intaa ka dib waxaan Doonayaa inaan Manta Qalinka u yar Husho qoraal kooban oo ku saabsan xaaladda aan aragti ahaan qabo in manta dalku hee haabayo oo aan u arko in ay manta tahay in lagga hadlo.
Dalku waxa uu marayaa xaalad adag oo u baahan in wax lagga qabto oo lagga yeesho Talo-qaran Tayo –qaran Tusaale qaran iyo Tiigsi qaran oo wadda jira.
Waxaa batay xadhigii ,Hanjabaadii iyo baqdintii muwaadiniinta oo maraysa meel sarre waxaana tusaale idiinku filan Xadhiga inanta yare e Naciima la dhaho ,Xadhiga Boqor Buur madow iyo qaar kale oo muwaadidiinta ka midda oo batay.
Intaas waxa dheer hadaad hadasho ,hadaad habaartanto iyo hadaad ducaysaba waa lagu taxaabayaa bilaa Waran sax iyo khaladba taasi waa tii keentay soo deg degii bur burkii xukuumadii xooga weyneed ee Siyaad Barre ,maantana waxaad moodaa in uu sare u kacay Xadhigii ,Cabudhintii taasina waxa ay dhasha kala fogaansho u dhaxeeya shacabka iyo Dawladda .
Madaxweyne Muuse Bixi Cabdi waxa aad moodaa inay la kowsatay Askarinimadii in kasta oo aanay askarinimadu ceeb ahayn.
Gunaanad: Hadaan la joojin Xadhiga ,Xasadka ,Xigtaysiga waxaa meesha ka baxaya wadda lahaantii qaranka Guud .
W/Q:Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara)
Burao / -Somaliland
Mobil:0634888850
Email:Mukhtaar _1991@hotmail.com