(Toggaherer)–Faro Kale Ayaa Ku Jirtaa Dagaalka Ceel Afweyn,Waxaanan Xukuumada Ka Dalbanayaa IN Ay Talaabo Ka Qaado-Gud Baashe Maxamed…
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Oo maanta xafiiskiisa ugu waramaayey warbaahinta ayaa baaq nabadeed u dirya Jufooyinka walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmarayso deegaanka ceel afweyn,waxaanu gudoomiyhu xukuumada uu ka dalbaday in gacan Bur ah lagu qabto cidkastoo dirirtaasi ka qaybqaadanaysa oo sii hurunaysa .
Halka uu sidoo kalena Madaxdhaqmeedka wadanka uu ugu baaqay in ay kaalintooda qaataan oo ay damiyaan dirirtaasi ka soo cusboonaatay deegaankaasi:
Daawo:Gudoomiyaha golaha wakiilada Oo arrintaasi Iyo Arrimaha haamaha shidaalka Berbera ka waramaaya :