Kadib markii ay maxakamada Gobolka Hargaysa ku xukuntay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw shan sano oo xadhig ah ayaa Boqorka iyo Qareenadiisii ay Racfaan ka qaateen xukunkaas .
Racfaankaasi kadib waxaa maanta dib loo eegay kiisiisii waxaanu Maxkamada racfaanku oo uu racfaan u qaatay ku xukuntay sadex sano oo xadhig halka ay layshayna laba sano oo anshax mari ahayd oo xaakinku u dheeraad ugu xukumay xukun kii hore.
Qareenadii Boqorka ayaa Racfaankan aan ku qancin taas oo ay racfaan labaad u qaatay Maxakamada Sare oo ay ka war sugayaan go’aankeed.
Wixii war ah ee ka soo kordh isha ku ahay Togaherer