Waa qaybtii labaad ee Hogaamiyo caadil ah oo muslimiinta u taliyay mudo yar laakiin cadaaladiisu ay isbadal muuqda ku soo kordhisay nolasha muslimiinta. Waa qiso u baahan in duruus laga barto.