Cilmi-baadhayaal ayaa aaminsan in ay sameeyeen horumar weyn oo la xidhiidha dagaalka nooc ka mid ah kansarka maskaxda oo loo yaqaano Glioblastoma.
Cilmi-baadhayaashu waxay sameeyeen tallaal fayras ah oo laga soo qaaday nidaamka difaaca bukaanka. Natiijooyinka tijaabooyinka ayaa socday 11-sanno ah waxay muujiyeen in bukaanno qaatay tallaalka ku noolaa in ka badan laba jeer inta ay ku dhaqmaan hababka dhaqanka.
Warqabadka ToggaHerer