Ururka Samofalka Ee Gaaroodi Gaar ahaan Gudida Fulinta Ee ururkaasi waxa uu tacsiyeynayaa Geerida Naxdinta Badan ee ku timid Alleh ha u naxariistee Marxuun Cabdiqaadir Kaarshe Faarax oo maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargasya .
Ururku waxa uu si gaar ah uga tacsiyeynayaa Eheladii iyo Qaraabadii Iyo Dhamaan Somaliland Geerida ku timid AHN Maruxuun Cabdiqaadir Kaarshe.
Waxa gudida Fulinta ururka Gaaroodi waxa uu ilahay marxuumka uga baryayaa in uu ilaahay naxariistii Janno alleh ka waraabyo Samir iyo iimaan alleh ha idinka Siiyo dhamaan Reer Kaarshe Faarax gaar ahaa Reer Cabdiqaadir Kaarshe.
Amiin Aamiin