Annaga oo ah odayaasha jaalidaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska Waxaanu talo ku soo jeedin lahayn in beelaha Somaliland dibu heshisiin loogu baaqo lana mid ah tii 1991 sidaa waxanu u leenahay dalk oo la
Bismillaahi Arramanirraxeem.
Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh
Annaga oo ah odayaasha jaalidaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska
Waxaanu talo ku soo jeedin lahayn in beelaha Somaliland dibu heshisiin loogu baaqo lana mid ah tii 1991 sidaa waxanu u leenahay dalk oo la moodo in la kala yeeshay midnimadiisa lexjecladiisa qarannimadisa u damqashadiisa taas oo ay sabab u noqotay xanaftii doorshadii dalka qabsoontay baaqan waxaanu jecelnay in ay ka qayb qaataan dawladda labada gole ee golaha guurtida oo gaabis noqday golaha wakiillada iyaga laftoodu hawshoodi gabay ma lumiyey madaxdhaqamdeeka beelaha reer Somaliland ka koobantay aan shirarkana la joogteeyo wada hadallo waa aan heshiinno
Waxaa soo noqnoqotay wax loogu yeedho somaliwayn maxa u diidaya in ay Somaliland ahaato dal ka madaxbannaan dawlad ku sheegga somaliya
sida dawladda jabuuti ee xorriydda qaadatay faransiiska shacabka reer Somalilanda sabab u ahaayeen shacabka reer jabuuti may u gudin shacabka reer Somaliland abaalkii ay u galeen reer jabbuuti maaha abaallaaawaaal waana bulsho waxtar leh abaalna soo celin kara u fiirso dawladda jabuuti waxay xornimada ka qaadatay gumaysiigii faransiika 27 juun 1977 halkaasa waxaa laga garan karaa in ay dawladda Somaliland ka hor qaadatay dawladda jabuuti taas oo ahayd 1960
shacakba reer Somaliland kamay aar gudan dawladdii macangga ahayd kelis nimadana ku can baxday walina sida dacawgu libaxa uga daba ciyo dawladda Somaliland ka daba warraaqaysa.
Nin ku siray wax kuu sheeg mar I dage alla ha dago mar labaad I dagena anays dagay
Deeq Cabdi Digale