Hoogaaamiyihii Hore ee Singapore Lee Kuan Yew Booqasho uu Ku Tegay Caasimad Afrikaan ah oo Dayacan Wuxuu Yidhi
“Magaaladan Ama G/Deegaanka Ayaa Tuug ah Ama Shacabka ayaa Doqon ah”
Caasimada Somaliland Labada Tilmaamoodba Wey Haleeleen Shacabku Marka uu Dib u Soo Doorto Gole Deegaan oo Sidan oo Kale ah Yaanay Cid Kale Eersan !
Waan Garan Karaa In Ay Adagtahay In La Doorto Hormood Hargeysa Ka Saara Dhibtan Ku Habsatay, Ama Ugu Yaraan Dadka Hadal Ku QANCIYA oo u Sheega Dhibta Hortaal “Xirsi Ayaan Ahayn Maayir”
Maamulka Wanaagsan Waxaad Ku Garan Kartaa Marka uu La Taliyaasha Badsado Weliba Farsamada Uga Aqoon Badan
Maayir Hadii Maamul Xumada Iyo Jahwareerka Siyaasadeed ee Jiraa kuu Xil Qariyay, Xilka Ayaan Ku Qarinayn oo Kusoo Tufaaya
Maqaalo Hordhac ah oo Loogu Hiilinaayo Muwaadinka Caasimada ku DULMAN
Alahuma Inii Balaqtu Fashhad
Maxamed Xoosh
shabcuuno@hotmail.com