Daawo: Cismaan Cabdinuur Xaashi wuxuu kamid yahay Qorayaashii ka qaybgalay Bandhigga Buugaagta Garowe, wuxuu ka hadlaya labada Xaraf ee R-da iyo DH-da midka ku saxan in kalmadaha lagu dhex isticmalo ama loo dambaysiiyo.

Tusaale ah:- Gar ama Gadh, Bari ama Badhi Gaari ama Gaadhi.
Hadaba qaabka ay u saxanyihiin sharaxaadda ka daawo muuqaalka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso