(Toggaherernews)-Hay adahan Ajaanibka Ah Ee Isdul Hoganaaya Waa In Xukuumadu Ku Jahaysaa Dhulkii Duufaantu Ku Dhufatay -Xil Maxamed Wali Warsame Cali..
Xildhibaan maxamed wali warsame cali ayaa xukuumada ka dalbaday in hay-adaha dalka ku sugan ay ku jihayso dhulkii ay duufaantu ku dhufatay sidii ay wax ugu qaban lahaayeen…
Daawo: