Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxay Cod Aqlabiyad Ah Ku Meelmariyeen Xeerka kufsida Iyo Xakameynta Jinsiga Ee Dalka..

(Toggaherernews)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxay Cod Aqlabiyad Ah Ku Meelmariyeen Xeerka kufsida Iyo Xakameynta Jinsiga Ee Dalka..

fadhigii maanta Ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shirgudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golahaasi Md- Cali Yuusuf axmed Ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay cod gacan taag ah ku ansixiyeen xeerka kufsiga dalka ,xeekaasi oo ay Mudanayaasha golahaasi guurtida Somaliland wax ka badal iyo kaabisba hore ugu soo sameeyeen .

Dhinaca kalena Musuuliyiinta ururka haweenka Nagaad Ayaa Si balaadhan u soo dhaweeyey xeerkaasi kufsiga iyo xakameynta jinsiga oo ay ku si feeyeen xeer qaranka somaliland waxtar weyn u leh,halka ay sidoo kalena ay Mudanayaasha golahaasi wakiilada uga mahadnaqeen qaabka ay u meelmariyeen xeerkaasi…

Halkani Hoose kaga boggo qodob wareedkaasi:

Advertisement

Ku Xayeysiiso