Caasimada Somaliland Waxaa Xaflada Soo Dhaweyn Ah Loogu Qabtay Qurbo Joogta Dalka..

(Toggaherernews)-Caasimada Somaliland Waxaa Xaflada Soo Dhaweyn Ah Loogu Qabtay Qurbo Joogta Dalka..

xaflada si heersare ah loo soo agaasimay isla markaasina lagu so dhaweynaayey qurbo joogta reer somaliland ,waxaana xafladaasi si wado jir ah uga soo qaybgalay masuulyiin xukuumada ka socotay,xubno ka mid ahaa qurbo jogii xafladaasi lagu marti qaday ,fanaaniin kale  ,waxaana xafladaasi isku soo daboriday oo soo qaban qaabiyey safiirka somaliland u fadhiya somaliland dalkaasi jabuuti .

Safiirka somaliland u fadhiaya ee dalkaasi jabuuti  cabdifataax siciid axmed ayaa uga mahadnaqay cid kastoo xafladaasi qabanqaabadeeda qayb ka ahayd sidoo kalena waxa uu qurbo joogii xafladaasi joogay waxa uu uga mahadnaqay sia ay xafladaasi uga soo qaybgaleen,cabdifataax siciid safiirkadalkajabuuti somaliland u fadhiya ayaa oo xafladaasi kahadlaayey ayaayidhi:

(marka hore waxaan idiin leeyahay ciid mubaarik ciid wanaagsan waxaan rajeynayaa ciidaasi ciideeda in ilaahay caafimaad iyobarwaaqo inagu gaadhsiiyo iyo ictiraafka oo aynu beesha caalamka ka helno waxaanan idiinka mahadnaqayaa sida aad uga soo xaadireen xafladani anaiga iyo handa cabdi muuse iyo mulkiilaha crown hutel aad ayaan uga mahadcelinayaa waxaanan idhi maadaaba waqtigii gabogabo taagan tahay oo qurbo joogii noqonayaanin aanu nidhaahno wax yar oo ay ku xasuustaan dalkii hooyo in runtii loo sii sameeyo).

Advertisement

Ku Xayeysiiso