Marka Laga Hadlaayo Ganacsi Iyo Wax Kala Iibsi Marka u Horaysa Wax Ku Hor Imanaya Danaysi Iyo Faa,iido Doon Iyo Hunguri Weyni Ka Fog Dhaqanka Walaaltinimada Iyo Naxariista ee Dhaqankeena Iyo Diinta Xaniifka ah Ku Salaysan.
Marka Laga Hadlaayo Siyaasad Waxa Ku Hor Imanaya ShacabKa Baahan Oo Loo Tashiilo Hantida Yar iyo U Adeegista Dad Iyo Dal Siyaasigu Wuxuu Ku Shaqo Leeyahay Danta Guud Iyo Hay’ado La Wada Leeyahay Oo Shaqadeedu Tahay In Muwaadinka Wixii Dulmi ah Kaga Gaashaaman Karo
Waxa Isweydiin Leh Marka Ay Lacagtu Iyo Siyaasadu Noqdaan Lamaane Wax Walba Wadaaga Weliba Cudurdaar Ka Helaya Muwaadin Baahan Oo Ugu Hiilinaaya Waa Reerkayaga !!!
Somaliland Waxa Soo Badanya Sharkadaha Waaweyn ee Dalka Inay Ku Leeyihiin Raad Iyo Xubno Muhiim Oo Ka Mid ah Xisbiyada Wadaniga Ah
Siyaasiga Marka Aanu Lahayn Aragti Iyo Barnaamij Qeexan Lacagna Dabada Ka Wado, Wadankaasi Weligii Ma Horumaro Dib u Dhac Iyo Boob Ayaa Bilaabma…
Ganacsaduhu Marka Uu Soo Saaro Siyaasiga Wuxuu Ka Doonaa Inuu Isaga Oo Kale Noqdo Ama Wixii Lawada Lahaa Laga Dhigo Mid Gaar Loo Leeyahay
Madaxweyne Muuse Biixi Si Cad Ayuu Barnaamijkiisa Siyaasiga Ah Ugu Cadeeyay In Aanay Shaqaalaha Ha,adaha Dawladu Iyo Macalimiinta Iyo Shaqaalaha Caafimaadku Aanay Dayacaa Kusii Jirayn
Xaga Kale Ganacsade ah Aanay Ku Dhaxayn Cashuurihii Iyo In Loo Kooteeyo Ganacsi
Madaxweyne Isku Soo Dhawee Ninka Difaaca Dalkiisa U Horay Naf Iyo Maal Iyo Nin Wadaadka Ganacsadaha ah Ee Midhihii Uu Beeray Mujaahidka Hore Goosta
Maxamed Xoosh