xaalada maanta ee somaliland marayso waa midaan la eegankarin ninkii lexejeclo ayka hayso waa wax lala yaabo incabatinkii isgaadhay barri ilaa galbeed
mana aha maalintii madaxtooyadu ku mashquuli lahayd khasri labaad oo xaafadeena ah baa dhiman iyadoo aan dadka nintaban haysan biyo iyo cuno kufilan
oo ay dhaliila isdul barkan aytiro beelen
1)hadaytahay culimadii diinta oo ka qayliyay xeerka kufsiga ee madaxwaynu saxeexay
kasoo ah mid runtii aanu siyaad barre samayn oo kaxun kii culimada lagu laay
hadaba waxaad mooda in wadaadadii iyagon meelku hubsan ay arintii diinta lagu waxyeelaynayay kaseexdeen lankin waa amaanayaa dorkii fiicna ee ayka qaaten
iyo siday diinta u ilaalinayaan alle haydin dhowro dhaman intiinii uhadashay
2)haday tahay ciidamadii qaranka somaliland oo markii uhoraysay taarikhda xabad isuquudhay dagaalna isaga horyimi waa ayaandaro iyo maamul xumo somaliland cagaha lagashay
waxaynu ognahay in cadowgii somaliland manta soo xogaysanayo oo waliba gudaheena maanta dhalaal ku samaysanayo oo inoo adeeg sanayo wajiyo badan waxaa lagaga bixikaraa iskaashi iyo isu uur fayooban laakin inama dhaqdo Lays DHagaysan Maayo,Sadbursi Reeraysan, XilkaIYO Manfaca Dalka oon loosinayn ,GOBOLADA IYO QABALIKA, marka waxas laysu geeyo waa wax ragakala geeya
3) haday tahay khilafkii doorashada oo wali taagan xalna loohelin oo hadeer laga sinmay mucaarad iyo muxaafidba waayo markii horre wuxuu ku koobna xisbi qodha laakin manta waxaa cabanaya xataa tageerayashii kulmiye iyo ucid oo sxbo dhow kulmiye muddo la ahaa
iyo qabaalbadan oo hadeer ku baaqaya shirar aan la ogayn meel ay kacaga haadin doonan
waxan xasuusta shirkii Cali khaliif Galadh uqabtay taleex ee xukumadii marka jirtay ee silaanyo sahashatay iyo wixii kasoo baxay iyo Amakaag gii qabsaday intay ku qaadatay colaadii ka dhalatay daminteedii hadaba belaayo daaman laqabtay leedahaye dabalabto male madaxwayne muuse waxaa lagud boon inu doorkiisa masuuliyadeed qato dalkana isladoono
4)haday tahay cabatinka saami qaybsiga xukumada oo laga cawday inta badan beela somalind iyo madaxwayna oo aan dhagjalaq usiin waxaa xusid mudan wasaarado dhowra sida madaxtoyadii iyo duuliskii hawada oo ladhalan rogay oo madaxwaynu muuse intu magicii kabadalay si dhuumasha beeshisa kusiiyay taasi waxay gaf kutahay dhaartii uu maray umaduna waa aragta muusow
5)haday tahay kalafogaansha xisbiyada mucaradka ah iyo xukuumada oo hadaladalo xanaftale iswaydaarsanayay MALMAHAN DANBE waxaynu kawarqabnaa in xildhibaanada barlamanka somaliland aykasoo jeedan aqlabiyadoodu labada xisbi mucarad ee Ucid iyo ex udub oo wadanni matalo manta booskisii taasoo manta uu kulmiye gacanta kuhayo intabadan xubna barlamanka HADABA MAXAYKAGA DUWANAANKARAN 2 Xubnood komishinka ? waxan u arka wax ubaahan inaan lagu daalin Hadaba maxaa kujaban hadii loo kordhiyo 2 XUBNOD
6) waxaa intaa dheer oo inagu cusub hargaysa oo xaafadaheedii cashuurtii leeyihiin daantayada anagaa cashuuranayna oo noo ma imankaro maayirka iyo doWlada hoose ee hargaysi waa war naxdin iyo amakaagle maxaynu laJoogna WAA IGA SUAALE hadii halkaa lamarayo
7)waxaynu ognay in xisbigii kulmiye maxdiisii ayihiin wax is qalacay iyo wax isu quurinaya labduba jiran xaalkuna sogaayo shirwayne ALA GUOO MAXAA HOLKU SUGAYSA
ibrahin mohamed
caalin500@hotmail.com