Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jmahuuriyadda Sonaliland Md. Maxamed Kaahin ayaa maanta u magacaabay Masuuliyiin Cusub Degmada Balli-Mataan ee Gobolka MaroodiJeex.
Masuuliyiintan ayaa kala Ah Gudoomiyaha Degmada Axmed- Naasir Maxamed Daahir .
Ku xigeenka Gudoomiyaha Degmadda Xasan Maxaned Cismaan iyo Xoghayaha Fulinta Degmadda oo ah Axmed Cali Aden.