HAMBALYO MEHERKA: AXMED MAXAMUUD JAAMAC IYO HODAN YUUSUF MAXAMED.
HAMBALYO MEHER WACAN Oo Ku Socota Qoyska Cusub“ Dhamaan waxaanu Hambalyo Meher wacan oo wada jira u diraynaa:-
CARUUSKA : AXMED MAXAMUUD JAAMAC IYO CARUUSADDA HODAN YUUSUF MAXAMED. Oo Meherkoodu ka Qabsoomay Caasimadda 2aad ee Somaliland ee Burco ,
Waxaan Halkan leenahay HAMBALYO MEHER WACAN . lamaanaha Ku midoobay Nolosha,
HAMBALYADAN WAXAA SI WADDA JIR AH UGU DIRAAYA,
1. Hooyo. Kaltuun Xasan Dayuur.
2. Aabo. Abdi-aziiz Sheekh Ibraahim “Akhwaani”
2. Yaasmiin Abdi-Aziiz Ibraahim Iyo Inanteeda.
3. Habaryaro Xaali Xasan Dayuur iyo Caruurteeda
4. Hibaaq Abdi-Aziiz Ibraahim iyo Saygeeda.
5. Abti, Jaamac Xasan Dayuur Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa.
6. Hoodo Abdi-Aziiz Ibraahim.
7. Maxamed Maxamuud Jaamac Iyo Xaaskiisa.
8. Khaalid Abdi-Aziizi Ibraahim.
9. Saamiya Maxamuud Jaamac.
10. Amaal Abd-Aziiz Ibraahim.
11. Zakariye Abdi Aziiz Ibraahim.
12. Nuura Abdi-Aziiz Ibraahim.
13. Shacayb Maxamuud Jaamac .
14. Mubaarik Maxamed Axmed.
Waxaanu leenahay Wiil iyo Caano – Gabadh Iyo Caano Ku Wadda Noolaadda Nabad Ku waara idim Allah Barakooba,
Waxanaan ugu ducaynaynaa DUCADII Rasuulka (CSW): –بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
“BAARAKA LAAHU LAKUM WA BAARAKA CALAYKUM WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR”. AAMIIN…AAMIIN… AAMIIN.
Anigoo ah: Adan Yusuf Elmi ; Sidoo kale waxaan Hambalyo iyo Bogaadin la midda oo aan la soo koobi karin u dirayaa: Meherka
Boqorka Axmed Maxamuud Jaamac Iyo Boqoradda Hodan Yuusuf Maxamed . oo markii ay bishu ay ahay November 16, 2018 maalin Jimce ah, Meherkoodu ka qabsoomay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco, Waxaanay leeyahay noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Bashbash iyo Badhaadhe, Ubad kheyr qaba na kala hela. Aammiin, Aammiin, Aammiin Ayaan idin leeyahay.
(Adan Yusuf Elmi).