Qorshyasha cusub ee Sanadkan  maxaa u qorshaysan  Xukuumada muse biixi ?


Waxaynu ka war hayana in wadanku ku jiro hoos udhac dhaqaale oo shaqo la,aan  baahsan jirto, waxa hada sooba raacay cuna yari dadka qaargood quutal daruuriga siday kusoo qabtaanba way adagtahay. Waxaynu baahanahy qorshayaal dhaqaale,  xidhiidh ganacsi,  iyo inay dawladu dadka ku jahayso ISKAA WAX U QABSO, Inta laga  gaadhayo tubta saxdaaah . TA ugu horeysa ee aan awoodnaa. waa Dalaga beeraha OO la xoojiyo, si qof waliba quudkiisa ula soo baxo. dhaqdhaqaaqyo badan oo xaga beeraha imakaba wayjiraan . Laakiin dalka haka wada bilaabmo, ha loo xisaabtamo, inaan sanadka raashin lasoo dajinayn, maadaama aynaan inaguba waxba dhoofin, HOOS U DHACA DHAQAALAHA CANAAN KUMA LEH XUKUUMADU LAAKIIN XALBAA LOOGA BAAHANYEY,  (PLAN( A) WUXUU NOQONYA  IN DALKU ISKU FILAADO,  KADIB ICTRAAFKINA WUU IMANAYA ,ALAA MAHADLEH,    QORE, Mohamud AHMED DHoolayare

Advertisement

Ku Xayeysiiso