Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay amniga Puntland

Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, Warbixinaha Wasaaradaha iyo Warbixino kale.

Advertisement

Ku Xayeysiiso