Hantida ay ummadu wada leedahay oo ay madaxda iyo eheladoodu ay si sharci daro ah u qaataan waa asaaska mushkiladaha siyaasadeed ee in badan oo mujtamacaadka Musliimnta ah. Fadlan halkan ka daawo sida uu nabi Maxamed (csw) mushkiladan ugu baraarujiyay Muslimiinta. Fadalan sii faafi hadaad awoodo.