talooyin ku socota mw muuse biixi in kasta oo aanu talooyin kaba qaadan hadana ka muwadin ahaan
talo ayaan usoo jeedinayaa
deg deg u diyaari awood qeybsiga golaha wakiilada ku meel gaadh ahaan ilaa inta laga helayo diiwaan-gelin gobol kasta inta ku nooltusaale awdal 17 saaxil 15 togdheer 19 sanaag 20 sool 19 maroodijeex 25 ku meel gaadh ahaan xeerkaana gee baarlamaankakootada dumarka shucuubta la hayb sooco xeerka wax ka beddelida dastuurka qodobka gudidda doorashooyika khuseeya ee ah 7 in laga dhigo 9shir la gal gudidda doorashooyinka bisha june ka codso inay isku casilaan bishaa u dhimana sii wada dhe diiwaangelintiibilowga june magacaw guddi cusub oo 9 xubnood ah 3 xisbiba ku ganacsan yihiin si doorasho inoogu dhacdo
hadii uu madaxweynuhu talooyinka dalka u danta ah qaadan waayo muranka siyaasaddeed ee dalku galo isna ku farxi maayo
xagay kasoo noqotaana wey adkaan doontaa marka mudane mw talooyinka qaado odeygii dalka ugu sareeyaan tehee
dalka ka badbaadi murankaa siyaasaddeed ee dalku ay u eegtahay inuu galayo maantaad jaanis haysataa dadkuna wey ku
eegayaan xisbi dhan oo 42 percent helay la idiinma baahna oo 2 xisbi baa doorasho gelaya waxay ila tahay ha yareysan
in dalka lagu kala tagaa dhici karta hadii la is dhegeysan waayo xeerkan aad tidhi xaalad deg dega ayaan gelinayaa sanaag
waad il duuftay waxay ahayd inaad xaallad deg dega gelisid gudidda doorashooyinka awood qeybsiga wakiilada xubnaha
guddida doorashooyinka inta xubnood ee ay noqonayaan waxaasoo dhan baa xaalad deg dega kaa mudnaa
wabilaahi tawfiiq
caamir