Georgette Lepaulle 92-sano jir U dhalatey Wadanka Beljamka Oo qaadtey diinta Islaamka kadib markii Ladaristey 50 Kii Sanee U Danbeeyey Qoys Muslim

Georgette Lepaulle waa haweeney aad U da’weyn, waxayna ka timid dalka Beljamka waxayna jirta 92 sano. Sannadkii hore Ayey Qaadatey diinta Islaamka ka dib markii ay dhiirrigelin Ka heshey reer kan Muslinka Oy Jiiraan Ahaayeen .

Muxamed wuxuu ahaa Aabaha Rer key La Haa deriska 50 sano ee ugu dambeysay. Waaney Kahaajir Tey Qoyskeedii Una Haa jirtey muxamed Iyo xaaskiisii waxayla Labilowdey Nolol Cusub Oo Islaamnimo Kudhisan. Muhammad iyo afadiisa Waxey leeyihiin wiil iyo laba gabdhood oo la nool
Georgette cimrigeeda Waxey Kukhatintey Oo Ilaahey Waafaniyey Qaadashada Diinta Islaamka

Advertisement

Ku Xayeysiiso