Aniga iyo Saaxiibkay prof Ahmed ismail samatar inaanu xisbi cusub furno sidee u

Siduu Bogiisa Soo Dhigey Pro Ali Khaliif Galwydh, Aniga iyo Saaxiibkay prof Ahmed ismail samatar inaanu xisbi cusub furno sidee u aragtaan

Shacabka Somaliland iyo dhalinyaradu inay u codayso ayaan doonaya waliba sida rabitaankodu yahay.

Ku codeee Haa ama maya adiga oo raacinaya sababta aad ku dooratay hadba doorashada aad Samaysid.

Waa codayn muhiim ah Oo aan ku tijaabin doono waxa ay Shacabku ka qabaan inan xisbi furano iyo aragtidooda

Advertisement

Ku Xayeysiiso