Reysal Wasaara Malesiya Mahathir Maxamed Ayaa U Gudbiyay iscasilaada Boqorka Wadankaas

Khilaafka u dhexeeya iyo xafiltan ​​hore oo reysal wasara malesiya Mahathir mahamed oo , 94 jira, iyo ninka aad ka isu hayaane Anwar ibrahim, oo 72 jir ah, ayaa ah dagaalka siyaasadeed ee muddada dheer ka dhexeeyey laba ka mid ah shakhsiyaadka caanka ah ee siyaasada malesiya,

Raiisel wasaare Mahathir Mohamad ayaa ku dhawaaqay iscasilaadiisa Isniinta maanta taas oo wadada u xaareysa suurtagal in la soo dhiso xukuumad cusub.
Mahathir wuxuu ku sheegay bayaan laba-line ah in uu ku wargaliyay boqorka wadanka iscasilaadiisa 1-da fiidnimo ee Wakhtiga Kuala Lumpur
Go’aanka Mahathir ayaa ka daba socda usbuucii dhammaadey la sameeyey majaajillo siyaasadeed iyo dadaal uu ku doonayo reysal wasaru in lagu soo dhiso dowlad cusub iyada oo aan lagu soodarin Anwar Ibrahim

Xigasho Reuters

Advertisement

Ku Xayeysiiso