Wasiirka Horumarinta xuquuqul Insaanka iyo Dhaqanka Muhadjir Effendy ayaa soo jeediyay in dadka hodanka ah ee wadanka ay tahay inay guursadaan kuwa ka soo jeeda qoysaska dakhligoodu hooseeyo, isagoo ku dooday in guurka noocaan oo kale ah uu gacan ka gaysan karo yareynta heerka saboolnimada qaranka.
Muhadjir wuxuu sheegay in Indonesia – oo ah wadanka ay ku nool yihiin dadka ugu badan ee muslimiinta – barashada diinta ee “raadinta u dhigma u dhiganta” guurka inta badan si khaldan ayaa loo fasiraa