Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool ayaa lagu dilay qarax kadhacay laascaanod

Qarax goor dhawayd ka dhacay laascaanood, waxa ku dhintay Gudoomiyihii Maxkamdda Gobolka Sool, Marxuum Xassan Sheekh.
Walxo Qarxa ayaa Baabuurkiisa loogu Xidhay.

Qaraxa ayaa dhacay xilli baabuurka Gudoomiyuhu Marayay goobta koontaroolkii hore ee bariga laascaanood oo ku dhaw Hotel Xamdi.
Ma jiro war faahfaahsan oo kasoo baxay laamaha ammaanka ee gobolkaasi.

Advertisement

Ku Xayeysiiso