Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedka Galmudug ayaa isku afgartay in dib loo dhigo Doorashada Madaxweynaha Galmudug.