Dowlada Turkiga Oo Wiil Somaliya Ka Joojisey Safarkiisii Somaliye Wiilka Aya Dacwad Ka Biloway Halkaa Isago Ku Doodaya Maxa La Igu Diidaya Inaan Gaadho Wadankeygii. Wiilka waxu ka yimid gobol talyaani kamid ah kasoo laga helay cudurka coronavirus ku dhawaad 4kun iyo 500 qof

Diyaarada turkish airways oo sidey kana keentey wadanka talyaaniga markey sofadhisatey casimada wadankas ee ankara halkii uu siiwadan laa safarkiisa waxaa ka reebey haayadaa amnida iyo kuwa caafimaadka iyagoo ku andaciinaaya matagikarti somaliya waayo waxaa laga yaabaa inaad sido cudurkii dilaaga ahaaye coronavirus

Advertisement

Ku Xayeysiiso