Golaha wakiilada Somaliland Ayaa Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Raxan Wasiiraa iyo Wasiiro kuxigeen

Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland Ayaa Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Wasiirada

Kala Ah Siciid Sulub Maxamed Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kaluumaysiga, Wasiirka Waxbarashada Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) Wasiirka Cadaalada Mustafe Maxmuud Cali Bile , Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka Mahdi Cabdilaahi( Mahdi Cismaan Buuri) iyo Sidoo Kale Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Muuse ibraahim salaf

Advertisement

Ku Xayeysiiso