Hargeysa Alle haw naxariistee laba Caruura ayaa ku dhintay guri Jiingada oo goor dhawayd ku gubtay xaafada Jameecada ee Degmada Maxamuud Haybe.

#Hargeysa Alle haw naxariistee laba Caruura ayaa ku dhintay guri Jiingada oo goor dhawayd ku gubtay xaafada Jameecada ee Degmada Maxamuud Haybe.


Ciidanka Dab-demiska taliska guud iyo Xarunta Maxamuud Haybe ayaa hadda hawlgalkaas ku gudajira jira.

Advertisement

Ku Xayeysiiso