“Wiilka Hargeysa jooga ee laga dhaadhiciyay diyaradan korka saaran ayaa ku dishay ee cuqdada la galiyay sidii looga baabin lahaa ayaan wadnaa” Mid ka mid ah Xubnaha Farmaajo u qaabilsan wada hadalada Somaliland iyo Somaaliya aaminsana Xasuuqii Somaliland ka dhacay inuu Yahay Cuqdad la geliyey Dadka.