Talyaaniga ayaa Axadii sheegay in korukacii ugu badan ee hal maalin uu kordho kiiska bukaanka iyo dhimashada guud ahaan intuu
dillaaca coronavirus.
Talyaaniga ayaa diiwaangeliyay 3,590 bukaana iyo 398 dhimasho 24 saac gudahood, Madaxa Difaaca Madaniga ee Talyaaniga Angelo Borelli ayaa ku dhawaaqay Axadii,isagoo lahadlaayey Associated Press . Isku soo wada duuboo, dhayada difaaca madanigaa waxey xaqiijisey in kabadan 24,700 bukaaba iyo in kabadan 1,800 oo dhimasho ah.
Wadanka, oo xirnaa ilaa usbuucii la soo dhaafay, ayaa la soo sheegayaa in ku dhawaad 2,000 oo qof ay ka soo kaceen cudurka ‘coronavirus’ ee dalka.
Rikoorkii hore ee Talyaaniga ee tirada dhimashada 24-saac gudahood ayaa ahayd 250 qof, oo lagu dhawaaqay Jimcihii.