Waxaa La Fasaxay Dhamaan Goobaha Wax Barashada, Waxaa La Joojiyey Duulimaad-yada Dalalka Qaar.
Waxaana Amaro Lagu Soo Rogay Masaajidada Iyo Dhamaan Goobaha Lagu Kulmo.
Xaaladan Deg Dega Ah Ayaa Bilaabi Doonta 19 Bishan.
Go’aanada Guddiga u diyaargowga iyo ka hortaga xanuunka Corona Virus COVID19 ee Somaliland