Degdeg: Mudane Cabdi Caadil ayaa sitoos ah uga qeybgalay shirarka gudiga fulinta ee xisbiga PP ee ka socday magaalada Addis Ababa.

Degdeg: Mudane Cabdi Caadil ayaa sitoos ah uga qeybgalay shirarka gudiga fulinta ee xisbiga PP ee ka socday magaalada Addis Ababa.

Maadaama xisbigii Somalida la tirtirey Arinta ka saarida gudiga uma taallo kaliya qeybta Somalida ee dhammaan xubnaha gudiga fulinta ee PP ayey utaala. Dacwad uu ka gudbiyey Madaxweyne kuxigeenka ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Mustafe Cumar ayaa la isku khilaafay ayadoo Cabdi Caadil ka helay taageero xubno Oromo ubadan halka Mustafa ay taageerayen inta badan xubnaha Axmaaradu.

Dhanka kale waxaa Wali la dhisaya xubnihii golaha dhexe ee xisbiga PP ayadoo qeybtii Soomaalida aan wali lagu heshiin. Xubnahan oo dhawr iyo toban noqonaya ayaa inta hadda gudifulin ku magacaabaan iyo dhawr qof oo hogaanka cusub ka mid yahay noqon doona.

Advertisement

Ku Xayeysiiso