Daawo: Madaxweyne Kuxigeenka Deegaanka Somaliland Md Cagjar iyo Madaxda Korontada Itoobiya ayaa Xadhiga ka jaray Xarunta Quwada Korontada ee Qabridahar

Madaxweyne kuxigeenka Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muhammed Cumar, iyo Madaxa Korontada Itoobiya, Ashabir Balcha, ayaa xadhiga ka jaray xarunta quwada korontada ee magaalada Qabridahar.

Maareeyaha quwada korontada ayaa yidhi ” Qabridahar waa magaaladii labaad ee hesha quwada korontada, labo sano kadib, isbadalkii ka dhacay deegaanka Soomaalida”

 

Wuxuu intaas ku daray in magaalooyinka sida Wardheer la siin doono mudnaanta xigta.

Advertisement

Ku Xayeysiiso