Tirada dadka laga helay Saf-marka Coronavirus ee dalka Djibouti yaa maanta korodhay, iyadoo gaadhay 298 kiis.
Dawladda ayaa goordhaweyd soo saartay xogtan.