Haweeney 68 jir ah oo mataano ku dhashay dalka Nigeria ayaa yaa sheegay in ay qaadatay 43 sano in lagu bacribiyo uur ayaa adkaatey in lagu guuleysan waayey waxa looyaqaan yaqaan ‘IVF’ .
Noah Adenuga wuxuu sheegay in raadinta carruur ay geeysey Boqortooyada ingiriiska (UK) iyo dib ugu laabashada dalka Nigeria ee badigoobka oobgu jireen iney maruun ku guuleystaan ubad.
Baadigoob dheer iyo mudo badanoo ubad alaana Margarett Adenuga waxa isbuucii hore u dhashay mataanaha 14 Abriil.
Ms Adenuga iyo mataani ay dhashey ayaa hada caafimaadkoodu wanaagsanyey waxaana laga soo saaray cisbitaalkii uu kadhacey IVF
Aabaha 70-jirka ah ayaa sheegay inuu farriimo ka helay koox dhakhaatiir bacrin ah oo ku dhawaaqay go’aankiisa ah inuu ku sii socdo IVF. Wuxuu ku adkeystay in go’aanku uu ahaa mid gaar ah oo aan ahayn waxa ka walaacsan dhakhaatiirta.
Dhakhtarka isagu howshan qaabilsanaa Dr Adeyemi Okunowo oo kawaramaaya bacrimintan lamaanaha aadka uweyn iyo sidey khatarta u badheedhen ay ahey mucjiso
Maamulka cisbitaalka ayaa sheegay inaynan samaynin IVF-da da’da 68-jir da ‘da’ awgeed dartiisna ay qirtay maxaa yeelay waxay ahayd mas’uuliyad caafimaad.