Daawo: Wasiirada Haweenka, Caruurta iyo Dhalinyarada Dawlada Federalka Ethiopia ayaa Deeq Raashin iyo Dhar isugu jira kala wareegtay Safaarada Turkiga ee Ethiopia
Wasiirada Haweenka, Caruurta iyo dhalinyarada Dawlada Federaalka Ethiopia Filsan Abdullahi Ahmed ayaa maanta kala wareegtay deeq dhar iyo raashin isugu jira Safaarada Turkeyga ee Addis Ababa, deeqdan ayaa loogu talagalay in lagu caawiyo dadka ay saameeyeen fatahaadaha wabiga #Shabelle ee deegaanka Somalida.