Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta guud ee xisbiga KULMIYE ee caasimadda Hargeysa, waxana halkaas kusoo dhaweeyey hoggaanka xisbiga, garabka haweenka, guddoomiyayaasha degmooyinka kala duwan ee ay ka kooban tahay caasimadda Hargeysa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso