Daawo: Fadhigii Golaha Guurtida Ee maanta Ayaa Warbixin lagaga dhagaystay GudidiiĀ Loo saaray in wax ka badal iyo kaabis lagu sameeyo xeerka Shaqaalaha Rayidka ah kadib markii cod la galiyey waxaa anxiyey oo haa yidhi 41 xubnood halka ruuxna uu yidhi maya.