Daawo: ” Gudoomiyayaasha Degmooyinka Waxaan farayaa in aanay bixin karin dhul biyo mareen hadii ay bixiyaanb dambiga ugu horeeya ee la xisaabtanka waxaa iska leh Gudoomiyaha ” Mayorka Hargaysa