Kulan ka dhacay madaxtooyada Somaliland ayaa caawa lagu ururiyay 8 Malyuun oo Dollar si loogu gurmado dadka waxyeeladu ka soo gaadhay Suuqa

Kulan ka dhacay madaxtooyada Somaliland ayaa caawa lagu ururiyay 8 Malyuun oo Dollar si loogu gurmado dadka waxyeeladu ka soo gaadhay Suuqa

Pp.

 

Lacagtan waxa lagaga dhawaaqay Afur iyo Casho uu Madaxwayne Muuse Biixi caawa u sameeyay qaar ka mid ah ganacsatada Somaliland sida uu shaaciyay Agaasimaha madaxtooyada Maxamed Cali Bile.

Advertisement

Ku Xayeysiiso